Home » Archives by category » Articles (Page 243)
Maayar maydhane oo natiijo,laan kala soo laabtey caasimada JSL ee Hargeisa by.Jamal Hargeysawi

Beryahan dambe waxaa magaalada borama joogey odhadka  qaranka JSL oo baadhitaan ka waday dawlada hoose ee degmada borama taasi oo ku cadaatey sida ay sheegayaan bulsho weynta magaaladu inuu maayar maydhane shaqsiga  lunsadey hantidii degmada oo aad u farabadan. Wararka naga soo gadhaaya magalada hargeisa waxay shegayaan in maayar maydhane uu kala kulmey waji gabax […]

Continue reading …
Guddida New Hargeysa (Beeraha) Oo Digay Odayaasha Xilka Maroorsaday.

Muddo laba toddobaad ah ayaannu sugaynnay in ay xilka xaafadda iska wareejiyaan odayaashii isku magacaabay guddida ee aan cidina doorani. Waxa ay se bilaabeen dhega-adayg, iska-horkeen iyo abuuridda xaalad lagu kala fogaynayo dadka xaafadda. Iyaga ayaa qaadi doona masuuliyadda wixii halkaas ka dhasha ee qas iyo qalalaase ah. Muhiimadda qaar ka mid ahi waa in […]

Continue reading …
Somaliland oo lawada lahaa, Hada waxay noqtey Maamul ReerLand, ama xaafadland.

Siilaanyo & Muuse waxay Somaliland ka dhigeen in Labada Reer ee H/eclo & H/Awal sidii Boqortooyo isku wareejiyaan, Mood & Nool wixii Somaliland ka dhaxeeyey ee Mashaariic, Qandaraasyo, Hay,ado, School Ship & Derejo Ciidan, wax kasta Labada Reer wada qaateen. waxa jirta Siilaanyo inuu Wasiiradii uu Adeerka u ahaa uu Wasiirada kale inay ka sareeyaan, […]

Continue reading …
Qabilooow ma waxaaad Itirsadaa maaalinkaaad Ii baahan tahay?

Waxaaan salaamayaaa dhaman akhritayaasha shabakadaha oodweynrnews iyo burco online . sheeko waxaa na dhex martay ,aniga iyo islaan o dadii ayeeyo jogto ,wa hore ,islaantu waaa miskiin bay ahayd dadkay wax waydinaysay ,istaanka jigjiga yar ee badhtamaha caasimada hargaysa ,wixiiii Ale iga siyey markaan udhibay ban waxaan arki jiray oromo iyo dad reer etthioopia ka […]

Continue reading …
Maxaaay somaliland ka baran kartaaa Morocco

Maxaay somaliland ka baran kartaaa morroco? BISmilAllahi rahmani rahim ,morroco waa dal waqoyiga ama  north africa  ku yaaal, I had fortune of going morroco,this summer ,ama xagaagan. morroco waa dal aad u cajiba ,morroco waa boqortooyo ,waxaaan booqasho ku  tegay magaalada marekesh ,waa magaalo taarikh lana fac dalka tarikhdisa ,waana magaalada magaca dalka morroco yimi […]

Continue reading …
Nabadayntii 1977-93 Saadaat Iyo Raabin

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato. Anwar Al Sadat ayaa 19-kii Bishii November 1977-kii ka degay magaalada Talaabiib, waxaanu socdaalkaasi ku beegnaa sanad iyo maalmo uun ka dib, dagaalkii waynaa ee Carabta iyo Yuhuuda dhex maray, kaas oo saameeyay waddamo badan oo bariga dhexe ku yaala. In kasta oo Anwar Al-saadaat uu go’aanka nabad raadinta qaatay maalmo ka […]

Continue reading …
Dawlada Israaiil Iyo Somaliland Qore Khadar Ibrahim

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.   Waxaan raba maanta aan soo bandhigo xidhiidhka doblumasiyasdeed ee u dhex maray somaliland iyo dawlada israaiil, waxana taariikhda ku cad in Israaiil ay tahay qarankii ugu horeeyay, ee aqoonsada Somaliland 26/6/1960kii, markaas oo ay, ka hoos baxday Maxmiyadii mustacmirki Ingiriisgii.   Somaliland waa qaran, waayo badan soo maray, mar uu […]

Continue reading …
Askari Xaqdaro loogu xukumay 8 sano iyo Ruqso ciidan kana soo jeeda Beesha “Garxajis”

Cabdi Naasir Wuxuu ka mid ahaa Askarta Garxajis ee Ciidanka Ilaalada Madaxtooyadda Waxaanu shaqada uu u lahaa habeenimaddii oo dhan oo uu soo jeeday subaxii markii uu is idhi Seexo, ayaa loo yimi iyadoo si jees jees ah loogu leeyahay Kac oo shaqada gal isna waa nin xalay oo dhan shaqo ku jiray wuxuu ugu […]

Continue reading …
DAGAAL OOGE MR.RAMAAX OO KU SHEEGAY XISBIGA WADDANI JABHAD HUBAYSAN……..  KA ISTAAQFURLAYSO TUUGOW ?!

Waar Shirkada Sacad Muuse Ltd® Anaba Ma Sheegno Ee  Mr. Ramaaxow Jabhadayada Maxaa Ku Sudhay Ileen Iminka Somaliland Ma Jirto Xataa Jeegaanland Baan Jirin Waa Shirkad Sacad Muuse Ltd® Ah Oo La Yidhi Habar Jeclo Iyo Ciise Muuse Gaadh Ha Ka Hayaan…. Inkastoo Qoladii Habar Jeclo Ay Intii Dambe Markii Guri Gurigii La Siiyey Ee […]

Continue reading …
“Joke of the century” Somalia that did not have army, but militias loyal to clans and the country tops the list of security worst-hit in the world advocates sending deploying troops to South Sudan

Somalia is like a boat its anchor failed to prevent the boat from moving which mean lost control which may result, the boat to sink in deep high seas.  The fragile government in Mogadishu protected by over 22, 000 African forces and regional   states battle for power struggle. The country gripped three decades in one of the world’s longest-running conflicts. The federal states […]

Continue reading …