Home » Archives by category » Articles (Page 2)
Xayndaabka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda halaga fogeeyo Shakhsiyaadka Musuqa iyo Fowdada Aan Xuduuda lahayn ku si foobey Madaxda sare far baa ku godan

Qarnigu waa kii 21aad is bedelada dunida ka dhacaya ayaa kuwo is rogrog iyo caajiyib badan. Madaxweyne Muuse Biixi “BERRI MAANTA KA WANAAGSAN” Waxaan qalinka u qaatay in caqliga wanaagsani shaqeeyo in qabyaalada qaranimada mid kasta booskeeda la dhigo, In boobka xaraanta iyo dhaca hantida qaranka la joojiyo lagan bilaabo Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda, sida Beyle […]

Continue reading …
Dawlad Degaanka Soomaalidu daymo walaaltinnimay u baahan tahay.

Dadka Soomaaliyeed ee kunool dhulka imminka loo yaqaan Itoobiya waxay noloshooda ku jireen halgan xornimo/gobannimo doon ah, oo marxalado kala geddisan soo maray. Marka laga tago dagaallada boqoqrtooyinkii Islaamka ahaa ee Soomaalidu hormoodka ka ahaayeen, qabaa’illada jiidaha deggani waxay hadh iyo habeen ku jireen dagaal aan kala go’ lahayn. Laga bilaabo aasaaskii Saldanaddii Muslimka ahayd […]

Continue reading …
Somaliland: The Berbera Port Project Is Working And More To Come

Somalilanders love to oppose, oppose anyone and anything, and that is fine. But, opposing for the sake of opposing is just ridiculous. I am not apologist for nor a member of the administration of President Muse Bihi Abdi, but you have to give credit where credit is due.   Certainly, there are issues that we […]

Continue reading …
Hal abuur qoraa hamse riiraash oo ka hadlaya ka faaidaysiga bisha ramadaan ee soo socota

Waxa Ina soo haysa hawadii Ramadaanta,taasI oo laga hellaayo ajri farabadan iyo kheyr heerkeeda laqiyaasi Karayn iyo janno haddiiba sideeda looga faa’idaysanayo la hilmaami karayn . Waa bil hiifaha loo qaadayo shayaadiinta,Isla markaana lagu hubsanayo hogdheer ilaa kuwooga yaryar ee ka hoos baxa mooyee. Waa bil habbeen kaste iyo maalin kaste dadku u hurayaan hantidooda […]

Continue reading …
QORSHA-HA AY IMAARAADKU KULA WAREEGEEN BERBERA WAXA SIWALBA UGA DAMBEEYA DALKA ISRAA’IIL EE YUHUUD-DA

WAXA REER-SOOMAALI-LAND KU MAAHMAAHAAN ”ODAY REER U-WEYN IYO NAAG NAAGA KU UMMLISAY MID-NA SIDA UU WAX U OGYAHAY UMA UU SHEEGO” ANIGU-SE CAYNKA AAN TAN IYO BILAWGII HAWSHA BERBERA, WAXA AAN OGSOONAHAY IN IMAARAADKA CARABTU AY BERBERA KU YIMAADDEEN QORSHO XOG AHOO DHIGA-HAYA IN SI QUNYAR AH OO LA-MID AH QORSHI-HII INGIRIISKU KU-QABSADAY SOOMAALI-LAND ISSAGA […]

Continue reading …
Waxbarashada iyo faa’idadeeda  Qore: Mohamed basher Hassan (ayman)

Waxbarashadu: Waa furaha Nolosha, Aqoon la’aan waa iftiin la’aan waa aqal iyo ileys la’aan. Dhamman dadka ku nool dunida oo dhan waxay kukala horeeyaan waa waxbarashada taas oo usuurtagalisay horumar baaxad leh. sidoo kale waxaan ognahay in dunida maanta ay u qaybsan tahay  labo qayb  oo waxkasta ku kala duwan. Waana dunida horumartay iyo dunida dambaysa. […]

Continue reading …
UK taxpayers’ funding ‘torture and executions’ in Somaliland…..!

” British taxpayers are funding foreign courts where hundreds have been condemned to death under draconian laws that consider throwing shoes to be a terror offence, The Sunday Telegraph can reveal. Millions of pounds of public cash has been pumped into secretive Government funds and is then used to pay for criminal justice systems infamous […]

Continue reading …
Somaliland: President Muse Bihi Inaugurates New Berbera Port Cranes

The Somaliland President, Muse Bihi Abdi, today inaugurated three new cranes at Berbera port. The three mobile cranes are part of the redevelopment of the port currently managed by DP World.     At an estimate cost of over $12 Million US, the new cranes will facilitate the loading and unloading of docking ships around the clock. With […]

Continue reading …
Tacsi: Xaaji Yuusuf Jaamac Ismaaciil (dafac)

1.Carab Xaaji Saxardiid 2.Ibraahim Faarax George 3. Maxamed Axmed Cigaal 4.Maxamuud Xirsi Khatale 5.Cismaan Ducaale Max’d 6. Max’d Maxamuud  Xoogsade 7.Max’d Cali Dheere 8.Axmed Gurey 9.Jaamac Xasan Cabdi Dheere. Dadka Magac yadoodu  Kor ku dhigan yihiin ,waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan : ooridii ,ubadkii &ehelkii uu ka geeriyooday Xaaji Yuusuf Jaamac Ismaaciil (dafac) […]

Continue reading …
Mashaariicdii lagu heshiiyey ee Shirkada DPW laga filaayey waxaa   laga hayaa 3-da Wiish ee baaliga ah. qalinkii A/rahman fidhinle UK

Mashaariicda horumarinta ee aynu ka filaneyney DPW in ay inoo fuliyaan  waxaa ka mid ahaa: Mashruuca Beeraha,Kaluunka, Dhoofka xoolaha, Shaqo abuurka dhalinyarada, horumarinta Dalxiiska, dhismaha Wadadda Berbera Corridor, Dhismaha Keydka haamaha Shidaalka ee Berbera , horumarinta Caafimaadka, Waxbrashada iyo horumarinta korontada magaalada Berbera,dhismaha Madaarka Berbera. Waxa ku cad nuqulka isfahanka   in heshiiskii labada garab ee Xukuumadii hore ee Somaliland  iyo Shirkada DPW  isla qaateen […]

Continue reading …