Madaxweyne Hore oo Muqdisho ka dhex-qarxiyey Heerka Cadaawadda uu Farmaajo u hayo Somaliland iyo Jallaafooyin uu dhigay

Muqdisho (OWN)- Madaxweynihii hore ee Maamul-goboleedka Galmudug ee Soomaaliya, xilligana ah guddoomiyaha xisbiga Sahan, ayaa war uu ka soo saaray Muqdisho waxa uu soo faqay ceebaha siyaasadeed iyo kuwa shaqsi ee dul-hoganaya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo heerka ay gaadhsiisan tahay Cadaawadda uu u hayo Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker