Wafti Ka Socda Somaliland oo Si Heersare ah Loogu Soo dhaweeyay Uganda

Wafdi uu Hogaaminayay gudoomiye ku Xigeenka koobaad ee Golaha wakiilada Somaliland ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay dalka Ugunda.

Ujeedada Safarkan ayaa lagu sheegay i uu La Xidhiidho  ka qaybgalka Shir dhanka maalgashiga ah  oo heer caalami ah .

Waxaana xusid mudan in shirkan ay ka qaybgalayso  Dawlada Somaliya oo Waxaa iyana Dalkaasi ku Sugan wafdi uu Hogaaminayo Raysal wasaaro kuxigeenka Somaliya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker