Dhagayso Waa Maxay Sababta Loo Magacaabi La,yahay Gudoomiyaha G Doorashada Somalia

Madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Madax Goboleedyada dalka ayaa 2-dii bishan October shaaciyey jadwalka doorashooyinka dalka oo ay isku raaceen.

 

 

Jadwalka ayaa isugu jira dhismaha guddiyada kala duwan ee Doorashada, guddiga xalinta khilaafaadka, jadwalka doorashada labada aqal ee baarlamaanka iyo doorashada madaxweynaha dowladda federaalka ah.

 

Sida ku xusneyd Jadwalkaasi, magacaabista xubnaha guddiyadaasi waxay aheyd in la soo dhameystiro intii u dhaxeysay 10-kii ilaa iyo 20-kii bishan, waxayna la dhaafay waqtigaas ayada oo aanay sidaas dhicin.

 

 

Warbixin Arintaas laga Diyaariyay Halkan Hoosenka Dhegayso.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker