Daawo: Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Siciid Bk oo Sheegay inuu ka Fadhiisanayo Fanka
Daawo: Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Siciid Bk oo Sheegay inuu Gabi ahaanba ka Fadhiisanayo Fanka, Fanaankan MS Bk ayaa ahaa Fanaan Aad aybu Xiiseeyaan Heesihiisa Badiba dadka Afsomaliga kunHadlaa.