Oodweyne News - Latest Somali News Update

Raiisul wasaaraha Somalia oo Diyaarinaya Ku dhawaaqida Liiska Cusub ee Golaha Wasiirada Xukuimaddiisa

Muqdisho (OWN) – Xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada caasimada ah ee Muqdisho waxaa ka socda wada-tashiyadii ugu dambeeyey ee magacaabista golaha wasiirada cusub ee xukuumadda ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble.