Oodweyne News - Latest Somali News Update

Eray bixin ama eray qeexid lagu sameeyey erayada afka qalaad ee Af-soomaaliga ku milmay.

Eray bixin ama eray qeexid lagu sameeyey erayada afka qalaad ee Af-soomaaliga ku milmay.
(English) (Soomaali)
Calender= Hilaad tirsi/Hilaad tus
Computer= Tubsheel
Computer Laptop= Tubsheel dhabsaar ah
Doctor= Dhaye
Pharmacy= Dhaymo iibiye
Hospital= goob bukaan
Mobile= Meergal/Koor gacmeed
Television= Muuq baahiye/Muuqaal baahiye
Telephone= taar
Technology= Farsamaati
Website= Mareeg/Goobgalsheedyo
Professor= Bare sare
Media= Baahiye.
FG: Dhamaan erayadan mareegyo iyo buuggaag kala duwan ayaa aan ka soo xigtay, sidaasi darteed majirto hal meel oo aan carabaabi karo.