Xisbiga KULMIYE Oo Si Rasmi Ah U Shaaciyey Liiska Magacyada Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga

Liiska Xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE ee rasmiga ah ee lagu ansixiyey shirweynihii 4aad ee qabsoomay 4 ilaa 6 October 2020, ayaa la shaaciyey maanta oo taariikhdu tahay 10-ka October.

Liiskan oo ay si wadajir ah u xaqiijiyeen hoggaanka xisbiga KULMIYE iyo shirguddoonkii shirweynaha 4aad ee xisbigu, waxa tiradiisu tahay 239 ka mid ah ergooyinkii ka imanayey gobollada iyo 54 xildhibaan, iyadoo lagu dari doono Maayarrada degmooyinka dalka ee KULMIYE, Guddoomiyayaasha xisbiga ee Gobollada iyo labada xubnood ee ergada gobollada ka maqan oo lambarradoodu kala yihiin 49 iyo 50 ee liiska golaha dhexe ee la faafiyey.

 

Liiskan golaha dhexe oo uu saxeexay Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi Xuseen magayacyadoodu waa kuwan hoos ku daabacan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker