Raysal sawaarihii hore ee Denmark Lars Løkke Rasmussen nin ku dayasho mudan

Raysal Wasaarihii  hore ee Denmark Lars Løkke Rasmussen oo laba jeer soo noqday y  Raysal wasaare   dalka Boqortooyada Denmark Oo kursiga lagaga adkaaday islamarkaasna  baneeyey 28 june 2019, mudo 10 sano ka badana hogaamiyaha xisbiga Liberalka dalka .
Waxaa la arkay isaga oo  laba bacood oo adeeg ah ka soo iibsaday mid ka mid ah supermarkedka ugu alaabta jaban oo saaka Metro (aanay cidi wadiin) isla markaana maskii in qofka public transport raacaya lagu soo rogay xidhan.
Raysal wasaarahani waa Raysal wasaarihii ugu saamaynta badna dalkan
Labada bacood way buuxaan roob ayaa da’aaya dad badan waxay isweydiinayaan maxaa odeyga rafaadkaa ugu wacaan ee baabuurkiisa u soo kaxaysan waayey.
Cid bodyguard ah oo la socota ma jirin
Marka aad qirto in xilka madaxweyne ama Raysal-Wasaare inu yahay shaqaale dadku ku dhiibteen mudo cayiman
Ee xilka wakhtigiisana ku wareejiso waxaad u dhaqmi doontaa sidan ninkan odeyga ah ee +60 years jira.
Amb Abdirizaq Ahmed Ina-Afqaraf

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker