Dhegayso:Madaxwayne Farmaajo oo Sharraxay sababaha uu uga Tanaasulay Doorasho Qof iyo Cod ah

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay heshiishkii ay Khamiistii Muqdishu ku gaadheen dowladda federaalka iyo Madaxda maamul goboleedyada dalku.

 

Madaxweynaha oo ka hadlayay casho sharaf lagu soo gunaanadayay Heshiiskaasi ayaa sheegay in uu ka tanaasulay mowqifkiisii ku aadanaa in doorasho qof iyo cod ah ay ka dhacdo Soomaaliya, ka dib markii sida uu hadalka u dhigay ay xaaladdu meel xun gaadhay oo shanta maamul goboleed ay ka soo horjeesteen.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker