Hambalyo Meher: Eng Mohamed Ali Ibrahim “ Baqdaadi “ iyo Marwo Bilan M. Jama Jengeli
Waxa magaaladda Minneapolis ee dalka Maraykanka ka dhacay meherka Eng Mohamed Ali Ibrahim “ Baqdaadi “ iyo Marwo Bilan M. Jama Jengeli . Ilaahay haka dhigo labadii isku waraa ee kala hela ubad khayr qaba iyo Guri deggan oo dega qabow.