Oodweyne News - Latest Somali News Update

Gudoomiye Ciro oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Sweden oo uu Booqasho ku Yimi

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Ciro oo booqasho ku yimi dalka Sweden ayaa maanta lagu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Magaalada Stockholm,