Maxkamadda Caddaaladda Adduunka oo ka fiirsanaysa qaadista dacwad Maraykanka lagu soo oogay

Maxkamadda caddaaladda Adduunka ayaa bilawday in ay dib u eegis ku samayso inay xaq u leedahay ka garnaqidda dacwad ay Iran u soo gudbisay oo ka dhan ah cunaqabataymaha Maraykanku ku soo rogay. Iran ayaa sannadkii 2018 maxkamadda caddaaladda adduunka u gudbisay dacwad ay maxkamadda kaga dalbanayso inay Maraykanka ku amarto inu dib ula noqdo cunaqabataynaha uu ku soo rogay Tahran, iyada oo Iran ku doodday in ay cunaqabataymaha Maraykanku meel ka dhac ku yihiin heshiis labada waddan kala saxeexdeen sannadkii 1955.

Warbixintan oo dhamaystirin halkan ka akhri

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker