Daawo: Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo sheegay inuu Asiibay Xanuunka Covid 19

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) oo Warbaahinta kula hadlay Xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood ayaa Cadeeyey in  laga helay Xannuunka Koofidh-19.

 

Wasiir Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) ayaa noqonaya Wasiirkii saddexaad ee laga helay Covid-19 tan iyo markii cudurka lagu arkay degaanada Jamhuuriyadda Somaliland.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker