Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo: Xisbiga Kulmiye Oo Boob Hanti Dadwaynaha ku Eedeeyay Maxamuud Xaashi, Kuna Baaqay In Xabsiga La Dhigo

Daawo:Xisbiga Kulmiye Oo Boob Hanti Dadwayne ku Eedeeyay Maxamuud Xaashi.Sidoo kale waxay ku Eedeeyeen Masuuliyiin ka Tirsan Xisbi Xaakimka Kulmiye inuu Siyaasi Maxamuud Xaashi mudan yahay in Xabsiga Loo Taxaabo