Hay’ada shaqaalaha Dawladda Ayaa Maanta Ka Bilawday Gobolka SANAAG Hubinta Shaqaalaha Iyo Diwaan-galinta Xubnaha shaqo qaran

Ceerigaabo:(OWN)-Hay’ada shaqaalaha Dawladda ayaa Gobolkii 6-aad Maanta ka fulisay Hubinta Shaqaalaha Dawladda iyo Diiwaan-galinta Xubnaha shaqo qaran.
Wafdiga Hay’ada shaqaalaha oo uu hogaaminayo Agaasimaha Guud,Xamse Suldaan Aaddan Faarax,ayaa waxay Maanta Hawlihii shaqo ee ay Labadii Todobaad ee u dambeeyay sida Xidhiidhka ah u wadeen ka fuliyeen Gobolka Sanaag,gaar ahaana Magaalo-madaxda Gobolkaasi ee Ceerigaabo.
Dhinaca kalena,waxay Kullan lagaga hadlayay Xoojinta Wadashaynta la’qaateen Isu-duwayaasha Laamaha Dawladda Gobolka,waxaana kullanka ku wehelinayay Badhasaabka Gobolka iyo Saraakiil kale.
https://www.youtube.com/watch?v=jloK9585lUs

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker