Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo: Dawladaha Hindiya iyo Shiinaha oo Qarka u saaran in Dagaal wayne ka dhexqarxo

Dawladaha Hindiya iyo Shiinaha oo Qarka u saaran in Dagaal wayne ka dhexqarxo, Bilihii July iyo June ayay Ciidamada Shiinuhu ka Takhaluseen 20 ka mida Ciidanka Hindiya oo Deganaa Aagga Himilaaya ee Gobolka Laadakh.