Labada Gole Barlamaan Ee JSL Oo Go,aan Hor Leh Ka Dhiibtey Qaraar Kasoo Baxey Maxkamada Sare

Hargeysa (OWN) Baarlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland, (Guurtida iyo Wakiillada ) ayaa go’aan wada jir ah ka soo saaray Qaraar ay maxkamadda sare sheegtay inay ku laashay Xeerka nidaamka garsoorka Somaliland

Dhawaan ayay aheyd markii ay Maxkamadda sare ee Somaliland, ay laashay Kaabis iyo wax ka beddel lagu sameeyey Xeerka nidaamka garsoorka dalka, kaas oo ay cabasho ka soo gudbiyeen madaxda Maxkamaddaha Rafcaanku.

Nuqulada Qaraarka Ay Labada Gole Kasoo Saareen Go,aanka Ayaa Udhignaa Sidan:-

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker