Raiisul wasaarihii Xukuumada Lubnaan Hassan Diab oo Iscasilay ,

Raiisul wasaarihii Dawladda Lubnaan Hassan Diab oo Iscasilay , Iscasilaada ayaa ka Dambaysay ka dib markii ay Iscasileen Koox ka mida Wasiiraddii ugu Muhiimsanaa Xukuumadiisa , Tan ayaa daba socotay Qaraxii Salaasadii la soo dhaafay ka dhacay Goobku Taalla Caasimada Bayruut Qaraxa ayaa sababay Dhimaso iyo Dhaawac badan Waxaana Xukuumadda lagu Canaantay Dayacaad ka Timi Istoodhka ay Taalla Sunta Qaraxday.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker