Oodweyne News - Latest Somali News Update

Itoobiya Oo Somaliland Ku Dartay Liiska Dalal La Aqoonsan Yahay

Waxa  siyaabo xaqiiqada ka fog loo marin habaabiyey, loogana been sheegay  shirkii Jaraa’id ee uu 7-dii Bishan ku qabtay Addis ababa  Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya, Dini Mufti oo uu kaga hadlay  Jamhuuriyadda Somaliland.