Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Qirtey Fasaxida Tubaakada Khatarta Ah Ee LYFT, Eedeymihii Ugu Cuslaa Oo Loo Huwiyey

Wasiirka wasaarada ganacsiga, dalxiiiska,iyo warshadaha Somaliland Maxamuud Sacad Saajin ayaa Qirtey Fasaxida Tubaakada Khatarta Ah Ee LYFT, Eedeymihii Ugu Cuslaa Oo Loo Huwiyey.

 

Shirkadda Tubaakada ee loo yaqaan BAT (British American Tobacco) oo fadhiigeedu yahay magaalada Nairobi, ayaa  Somaliland usoo waariddo Tubaacada Afka laga qaato ee loo yaqaan LYFT, taas oo khatar ku ah Caafimaadka, isla markaa la cadeeyay inay sababto Kansarka ku dhaca Afka.

Tubaakada LYFT oo laga mabnuucay waddamo badan oo Adduunka isla markaana caafimaad ka daran tukaabada kale ee la qiijiyo oo iyada laftigeedu sababta Kansarka ku dhaca sambabada.

 

Halkan hoose ka daawo

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker