OGEYSIIS OGEYSIIS TAYO SKILLS SCHOOL

Waxa la ogaysiinayaa hablaha iyo haweenka ku dhaqan magaalada hargeisa in ISKUULKII TAYO uu qaadanayo arday cusub kuwaas o baran doona xirfado kala duwan sida Xinaha, Isqurxinta ( Makeup) Dawaarka, Darwalnimada, Cunto karinta.

 

Cinwaanka waa:
TAYOSKILLS SCHOOL
XAAFADA JAMEECADA, FOOQA JACIIR, DABAQADA 1AAD AGAAGARKA TOTAL AMA SHIMBIRTA, HARGEYSA, Somaliland

Tel:
0633237349
0634112176
0636734694
Ama 0633167045

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker