Koobka Kubada Cagta Ee Qaarada Afrika Oo Dib loo Dhigay Maanta.

Tartanka kubada cagta ee Koobka Qaramada Afrika ayaa dib loogu dhigay mudo sanad ah cudurka halista ee Coronavirus awgiis.

Koobkan Qaarada Africa ayaa lagu waday inuu ka qabsoomo sannadka 2021 dalka Cameroon, iyadoo la shaaciyay maanta in lagu qaban doonaa sannadka 2022-ka isla dalka Cameroon.

Tartanka Qaramada Afrika ayaa la filayay in uu dhaco bilaha Januarry iyo Febrarry  ee sannadka nagu soo aadan ee 2021-ka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker