Bandoo Lagu Soo Rogay Itoobiya Addis Ababa iyo Qaar ka mida Gobolada Ethiopia

Bandow deg deg ah oo Caawa ka bilaabmaysa ayaa  lagu soo rogay Magaalada Addis Ababa iyo  gobalada Itoobiya qaar kamid ah oo ay rabshado ka dhaceen labadii maalmood ee lasoo dhaafay.

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa toos u maamulaya howlaha socda,isaga oo la wareegay awooda Milateri, waxaana shaqada amni sugida la wareegay Xoogaga Milateriga si ay u sugaan kala dambeynta dalkaas.

 

Ilaa saddex qarax oo halis ah, lana doonayay in lagu beegsado xarumaha waa weyn ee magaalada Addis Ababa ayaa la fashiliyey, sida ay sheegeen booliska Itoobiya.

 

Xaalado aan wanaagsaneyn ayaa laga soo sheegayaa dalka Itoobiya,iyada dowladda dalkaasi ay xidhxidhay xubno kamid ah mucaaradka ugu weyn Itoobiya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker