WAAN QOSLAY OO YAABAY : KEEN IYO KORDHIYE

Keene . waaryaa kiordhiye saaxiib beryahan maad hadal

Bal ii warran maxaa jiray.

Kordhiye. Saaxiib waa run intaa aad iweyday wuxbaan eegaayay

Dabeed waan qoslay oo waan yaabay

Yaabkii ugu danbeeyay wuxuu ahaa laba TV . oo rukhsadii shaqada

Lagaga qaaday hadalkaygii ayaad baahin weyday.

Yaabka horana wuxuu ahaa nimankani. SNM. ayay ahaayeen

Oo hadday run tahay maxay doonayeen

Mar haddii arrintu ka darantay ku qosle  KABTAN KUFAY  .

Qof kastaa wuu fahmayaa qaran jabka ina haysta alla ha sahlo

Waxaan ninkaa odhan lahaa guulwadayntaadu yay noqon mid

Qarankan dumisa  hawl badan oo naf iyo maalba lagu waayay

Ayaa soo xera gelisay aanu kuu ducaynee risiqaaga ALLAA kuu qoray

Dhibaatada naga daa .

Waar shacabkaw maxaa idinka siya?

Guuleed liibaan snm 1710 @live.com.uk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker