Daawo: War deg deg ah: oo kasoo Baxay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland
Daawo: War deg deg ah: oo kasoo Baxay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh Khaliil Cabdilaahi Ahmed ayaa Fariin u Diray iSkuulada Lagu Baro Diinta iyo kuwa kale ee iyana Lagu Barto Maadooyinka Diiniga ah