Madaxweynaha Somaliland oo ka Hadlay Heshiiskii ay Somalia kula Gaadheen Jabuuti

Waxaa Xalay Qasriga Madaxtooyadda JSL ee Caasimadda Hargaysa lagu qabtay Munaasibad ballaadhan oo loogu dabaal degayo Xuska 60 Guuradii ka soo wareegtay Markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska 26-kii bishii June 1960-Kii.

 

Munaasibadan qaran waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, Shirgudoonka labada gole ee baarlamaanka Somaliland, Hoggaanka xisbiyadda qaranka, madax ka socota sadexda gole qaran iyo dublamaasiyiin shisheeye ah oo lagu soo marti qaaday.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker