Wasirka Warfaafinta JSL Oo Ganafka Ku Dhuftay Hadalo Xanafleh Oo Ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Puntland

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ahna Afhayeenka xukuumadda JSL Md. Sulayman Yusuf Koore Oo Ganafka Ku Dhuftay Hadalo Xanafleh Oo Ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Maamulka Puntland Islamarkaana Ku Tilmaamay Inaanu Waayo Argnimo U Lahayn Xaaladaha Dagaalka.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker