Daawo:Qaabkii Kenya kaga Adkaatay Dhiggeeda Jabouti kuna Guulaysatay Kursigii Qaramada midoobay ee aan Joogtada ahayd

Daawo: Kenya oo Garaacday Dhiggeeda Jabouti kuna Guulaysatay Kursigii Qaramada midoobay ee aan Joogtada ahayd

Daawo: Kenya oo Garaacday Dhiggeeda Jabouti kuna Guulaysatay Kursigii Qaramada midoobay ee aan Joogtada ahayd, Dawlada Kenya ayaa Heshay Codad gaadhay 129 Cod , Halka ay Jabouti-na Heshay 69 Cod Taasina Waxay Guushii Dhaxalsiisay Dawlada Kenya oo ka mid Noqonaysa Wadamada kusoo Biiray Golaha Ammaanka oo kala ah , Norway, Hindia, Iriland iyo Mexico.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker