Daawo: Buuq Hadheeyay Furitaanka Kalfadhiga 7-aad Ee Baarlamaanka Somaliya ee Maanta

Buuq iyo Sawaxan ayaa Hadheeyay Furitaankii  kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka Soomaaliya ee  Maanta oo ay goobjoog ka Ahaayeen  Madaxweynaha iyo guddoonka baarlamaanka.

 

Doodan hadhaysay furitaanka Kalfadhiga baarlamaanka ayaa bilaabatay kadib markii uu khudbadda bilaabay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

 

Xildhibaanada qaar ayaa la arkayay iyaga oo lakala cel-celinayo isla markaana ku dhawaaqaya dooni

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker