TACSI Marxuum XASAN JAAMAC MIXILE

Aniga oo ah Cabdikariim Axmed Warsame kuna hadlaya magaca dhamaan Reer Axmed Warsame waxaan tacsi u dirayaa Maxamed Xasan Jaamac & dhamaan ilama Xasan Jaamac, Geerida ku timi Aabo Xasan Jaamac Mixile oo maanta ku geeriyiiday magaalada Burco,

 

Waxaan marxuumka allaha swt uga baryeynaa inuu qabriga u waasiciyo oo janadisa Fardowsa hoy uga yeelo, qoyska & qaraabadana samir & iimaan saadiq ah ka siiyo, Aamiin Amiin,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker