Boorama oo laga oogay salaadda Ciiduk Fitriga inkastoo Somaliland ay mamnuucday
Xukuumadda Somaliland ayaa isbuucan soo saartay amar ah in aan la isugu imaan karin goobaha salaadada ciidda Korona fayras awgii.
Balse Magaalooyinka qaar sida Boorama saaka si weyn ayaa looga oogay salaadda Ciidul-fitriga.