Sheekh Maxamed Cabdi Umal Oo Sharaxaya Qaabka Guriga Loogu Tukan Karo Ciidul Fitriga.

Musllimiinta dunida gaar ahaan Soomaalida ayaa isku diyaarinaya u-dabbaal degga maalinta Ciidul Fitriga.

Waxaa soo baxaya su’aalo badan oo ay dadka Muslimiinta ah ay iska waydiinayaan sida ay u ciidi karaan xilligan adag ee uu adduunka saameeyay cudurka Coronavirus.

 

Hadaba Sheekh  Maxamed Cabdi Umal ayaa inoo sharaxaya Qaabka Aad guriga ugu tukan kartid salaada Ciidul Fitriga.

 

Halkan hoose ka daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker