Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Maanta 12 Xildhibaan Xasaanaddii Xildhibaannimo Ka Qaaday

Baarlamaanka dowlad degaanka Soomaalida ayaa maanta kula laabtay xasaanaddii xildhibaannimo  12 xildhibaan kuwaas oo maanta kulankii golaha muran ka dhex abuuray golaha.

 

Xildhibaanadan ayaa doonayay in Ajendaha kulanka Baarlamaanka loogu daro xilka qaadis lagu sameeyo madaxda ugu sarraysa doladda Deegaanka uu hoggaamiyo Mustafe Maxamed Cagjar.

 

Murankaas ayaana waxaa ka dhasjhay in jirdil loo geysto xildhibaanno intaas  ka dib ayaa guddoonka golaha waxaa ay ku dhawaaqeen in saxaanadda laga noqday xildhibaanimo 12-ka xiildhibaan ee maanta xasaanadda lagala noqday ayaa kala ah.

 

 

Maxamed Axmed Layli

Axmed Aadan axmed

C Waali Axmed Faarax

Mahad Xasan Maxamed

Shaafi Cashiir

Nadiir Yuusuf Aadan

C risaaq C Laahi Belyi 

Yuusuf culmi isaaq

Axmed xasan nuur

Yuusuf axmed xirsi

Nimcaan claahi xamare

C raxmaan curaagte.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker