Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Muj.Cabdi Diiye Oo Xaaskiisii Ku Geeriyootay Hargeysa.
Xildhibaan Maxamed Warsame Caalin
Maxamed Axmed Kayse
Faarax Maxamuud Abokor (Casayr)
Dr. Mukhtaar Ismaaciil
Cabdilaahi Xaaxi Cabdilaahi
Maxamed Cali Jaamac (Sheekhaawi)
Faysal Afgaab Nuur
Cartan Maxamed Jaamac
Miyir Cali Xuseen
Maxamed Jaamac Xaaji Cali
Maxamuud Aadan Aw Geele(Dacay)
Jaamac Bare Cilmi(San weyne)
Cabdikariin Jaamac Indhayare
Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed
Qaasin Ismaaciil Tiger
Maxamed Ismaaciil (Qalaaf)
Dhamaan asxaabtaasi waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday, Marxuumad Foosiya Ibraahin Cilmi Xiixle oo 20 May 2020, ku geeriyootay, Hargeysa, waxaanay si gaara uga tacsiyadaynayaan Cabdi Diiriye oo ay xaaskiisii ahayd iyo caruurteedii
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, sami iyo iimaan ilaahay ha inaga siiyo
Aamiin…Aamiin….Aamiin…..Aamiin