Daawo: Somaliland Oo Mar Kale Somaliya Uga Digtey Sheegista Kiisaska Convid19″”Agaasime Xergeeye
Somaliland Oo Mar Kale Somaliya Uga Digtey Sheegista Kiisaska Convid19″”Agaasime Xergeeye, Agaasimaha Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Dr Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa Sharaxaad guud ka bixiyay Xaalada Xanuunka Covid 19.