Cajiib Wareysi:- Dadka Xaaladoodu Xun tahay Waxaa Lagu Xidhayaa Sambab Mushiin ah oo la ag dhigayo oo ay neefta ka Qaataan. Sambabkoodana waa la Bakhtiinayaa. Dhakhtarada Soomaliyed ee Sweden

Cajiib Wareysi:- Dadka Xaaladoodu Xun tahay Waxaa Lagu Xidhayaa Sambab Mushiin ah oo la ag dhigayo oo ay neefta ka Qaataan. Sambabkoodana waa la Bakhtiinayaa. Dhakhtarada Soomaliyed ee Sweden oo ka waramaya Xaalada COVID 19 ee Sweden & Raali Gelin ay ka bixiyeen Hadal ay Hore u Yidhaahdeen & Tallooyinkii Rasmiga ahaa ee xanuunkan lagaga hor tagayey oo Muhiim ah oo Cilmi ku Fadhiya, hadii labada qof ee xaaska ah uu mid ku dhaco ka caafimaadka qaba & caruurta maxay sameynayaan & dadka ay la nool yihiin waalidkoodii oo da’ ah sidey u ilaalinayaan ma qol bey ku xidhayaan mise, dhakhtaradu waxaa Kaloo ay si cilmiyeysan uga jawaabayaan sababta loo leeyahay hal mitir & badh dadku ha Isu jirsadaan, halkan kaga bogo,

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker