”Waar Cudurka Coronvuris Hargeysa Wuu inala Joogaa , Yaynaan isdiidsiin Oo Aynu iska Ilaalino … ” Xukuumadda Somaliland Oo Digniin Culus Dirtey

”Waar Cudurka Coronvuris Wuu inala Joogaa , Yaynaan isdiidsiin Oo Aynu iska Ilaalino … ” Xukuumadda Somaliland Oo Digniin Culus Dirtey.

 

Wasiiradda Wasaaradaha Waxbarashadda iyo Warfaafinta oo ay Weheliyaan Agaasimeyaasha guud ee labadda Wasaaradood ayaa daboolka ka qaaday inay si wada jir ah isaga kaashanayaan in hab onlin ah ay ardayda kala duwan ee dalku maadooyinkii ay ku dhigan lahaayeen dugsiyadooda laga bilaabo Maalinta Sabtida ah looga soo gudbin doono Warbaahinta Qaranka.

.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker