Daawo: Ansixinta Xubnaha Komishanka Waxaanu ku Diidnay Heshiiskii Macmalka ahaa Ee Lagu Galay Madaxtooyada”Xil. Bare

Daawo: Xildhibaanana Golaha Wakiilada Somaliland oo Ay Saaka ka Soo Xaadireen 52 Xildhibaan isla Markaana Looga Gollahaa in Lagu Ansixiyo  Xubnaha Komishanka  ee Ay Soo Gudbiyeen Axsaabta Mucaaridku ayaan Saaka Helin Codad ku Filan .

 

 

Waxaa Xubin Walba la Rabay inay Hesho Codad Gaadhaya 41 Cod

Commisioner :Cabdifataax Ibraahi Xasan  : Waxaa Ogolaaday : 29  waxaa Diiday  8 Xildhibaan Waxaana ka Aamusay. 14

sidaas Darteed Cabdifataax Ma Gaadhin Codadkii la Rabay inuu Helo.

 

Commisioner : Maxamuud Siciid Dalmar  : Waxaa ogolaaday 31  Xildhibaan  

Waxaa Diiday 6 Xildhibaan  13 ayaa Ka Aamusay

 

Sidaa Darteed  Commisioner Maxamuud sidaa ayuu ku Waayay kalsoonidii Golaha Wakiilada

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker