Ra’iisul Wasaaraha Britian Boris Johnson Oo Laga Helay Cudurka Coronavirus

Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa laga helay xanuunka dunida kusii faafaya ee coronavirus, kaddib markii baaritaan lagu sameeyay.

 

Bartiisa Twitter-ka ayuu Mr Johnson ku yidhi: “24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaan isku arkay calaamado aan xoog badneyn waxaana iska baadhay coronavirus. Hadda waan is karantiilay, laakiin waan sii wadi doonaan inaan dowladda ku hoggaamiyo dagaalka ay kula jirto fayraskan, anigoo shirarka uga qeyb qaadan doona muuqaal ahaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker