Oodweyne News - Latest Somali News Update

Somaliland oo Xidhay Xuduudda ay La Leedahay Somaliya, Djibouti Iyo Itoobiya

Somaliland oo Xidhay Xuduudda ay La Leedahay dalalka Somaliya, Djibouti Iyo Itoobiya oo laga soo wariyey kiisas caabuqa Coronavirus ah oo maalinba maalinta ka dambaysa ku sii kordhaya.