Raiisul wasaaraha Hindiya oo Qaaday Tallaabadii ugu Adkayd ee lagaga Hortago Corona

Image result for narendra modi

 

Dowlada Hindia ayaa Taaadadi shalay qaadatay Tallaabadi ugu Adkeyd ee uu dal kula tacaalo Cudurka Corona , kaddib marki ay Bandoow gelisay dhamaan Waddankeeda, kaasoo ku qasbaya in ka badan 1 bilyan iyo saddex boqol oo milyan oo qof in ay Guryahooda joogaan muddo 21 maalin ah.

Go’aankan oo uu ku dhawaaqay Ra’isulwasaaraha India Narendra Modi ayaa dhaqan galay xalay Saqdi dhexe xilliga India.Wuxuu ugu baaqay shacabka in aysan Argagixin.

 

Dukaamada lagu iibiyo cuntada ayaa safaf dhaadheer loogu jiray guud ahaan wadanka, ka hor inta uusan bandowga dhaqangalin. In ka badan 500 oo kiis oo coronovirus ah ayaa laga diiwaangeliyay İndia.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker