Sarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Golaha Milatariga Suudaan oo Geeriyooday

Wasiirka Difaaca ee dalka Suudaan, Gamal Omer ayaa ku dhintay magaalada Juba ee caasimadda Koonfurta Suudaan Maanta oo Arbaca ah.

 

Sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Suudaan.

 

Golaha guud ee  ka Arimiya Dalka  Suudaan ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay in Gamal Omer oo 59 jir ahaa oo  ku sugnaa magaalada Juba Wadahal. Dhanka Amniga ahna Kula jiray Masuuliyiinta Dalka South Suudaan .

 

 

Suudaan waxay ku sheegtay dhimashada Omer in ay sababtay wadne xanuun.

 

Omer wuxuu xubin ka ahaa Golaha Militariga ee Ku-meelgaadhka ah ee  Loo Soo  gaabiyo (TMC) oo xukunka la wareegay ka dib markii xukunka laga tuuray Madaxweynihii hore Cumar Al-Bashiir sanadkii la soo dhaafa

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker