Oodweyne News - Latest Somali News Update

Hantavirus Oo Ka Halis Badan Corona-Virus Oo Shiinaha Ka Dilaacay Sababayna Dhimashada 1 Qof

Nin Shiinees ayaa ugu dhintay gobalka Yunnan cudur cusub oo loo yaqaano Hantavirus kadib markii laga helay isaga iyo 32 qof oo kale oo gaadhi bas ay wada saarnaaayeen.

Halkan Hoose Ka Daawo