Shirkadaha Diyaaradaha Caalamka oo Baafinaya Goobo Parking ah oo la dhigo iyo Iiraan oo ku Gacan-saydhay Codsi Maraykanku u jeediyey

Hargeysa (OWN)- Shirkadaha Diyaaradaha Caalamka ayaa Baafinaya Goobo Parking ah oo ay diyaaradahooda dhigaan kaddib markii ay buuxsadeem garoomada caalamka intooda badan kaddib markii la hakiyey duullimaadyada caalamiga ah.

Dhanka kale dowladda Iiraan ayaa ku Gacan-saydhay dalab uu Maraykanku ugu jeediyey inuu taageero dhaqaale u fidiyey sababo la xidhiidha saamaynta uu cudurka Coronavirus ku yeeshay dalkaas.

Haddaba, daawo Warbixin laga diyaariyey saamaynta dhaqaale ee Saf-marka Koronafayras ku keenay Caalamka iyo Iiraan oo ku gacan-saydhay codsi Maraykanku kaga dalbaday inay taageero dhaqaale siiyaan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker