Daawo Barlamaanka Somaliland Oo Ku Dhawaaqey Wakhtiga Ansixinta Xubnaha Komishanka Ee Xisbiyada Mucaaradka Ah

Gollaha Wakiiladda Somaliland ayaa Fadhi aan caadi ahayn layskagu yeedhay maalinta Sabtida ah ee todobaadka dambe,si ay u ansixiyaan Labadda Xubnood ee Xisbiyadda Mucaaradku usoo xuleen Komishanka Doorashooyinka.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker