Oodweyne News - Latest Somali News Update

Muqdisho: Dhalinyaro Somaliland u dhalatay oo Dowladda Soomaaliya Af-duub u haysato iyo Madax-dhaqameed ka hadlay

 

Hargeysa (OWN)- Madax-dhaqameed iyo wax-garad shir jar’aaid ku qabtay Hargeysa, ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay xorriyadooda u soo celiso isla markaana ay fasaxdo dhalinyaro dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland oo dowladda Farmaajo afduub ugu haysato magaalada Muqdisho.

Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose