” Saaxiibkay Boobe, Waxay Ahayd Inuu Yidhaa ,Somaliland Way Ka Heshiisay Wixii Soo Maray” Waraysi Xasaasi ah Ex-Wasiir Cabdillahi Dheere

Tempo Afric TV Somaliland USA Program waxa waraysi xasaasi ah oo dhinacyo badan taabanaya la yeelatay Wasiirkii hore ee Waxbarashada Somaliland Mudane Abdillahi Dheere. Wasiirku wuxuu ka hadlay kulankii M/weyne Muuse Biixi iyo Farmaajo; Jawaabtii Boobe Yuusuf Ducaale ee hadalkii ninkii Muqdisho ka hadlay.

 

Mohamud Sh Abdi Yusuf (Geedwareershe)
Bahda Tempo African TV Somaliland USA Program
Minneapolis, Minnesota, USA

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker