Shirkada Aqoon Kaab oo lagaaga Furay Badhtamaha Hargaysa ,kuuna Haysa Adeegyo Aaad Loogu Baahnaa

Xafiiskan oo Lagu Magacaabo  Aqoon kaab Agency, Waa Xafiis kuu Qaban doona Adeegyo Hufan oo Shacbi waynaha Afka Somaliga ku Hadlaa ay aad Ugu Baahnaayeen , Isla  markaana ay U aadi jireen Meelo Durugsan ,

Hadaba Muwaadin Xafiiskan oo Bishii Hore Lagaaga Furay Badhtamaha Magaalada Hargaysa Gaar ahaanna Wuxuu ku Yaallaa Dhismaha Sarrifka ee Ina Af Diinle , Waxaanu dhinaca ku Hayaa Xafiiska Suuqa ee Shirkadda Adeega Internerka ee Loo yaqaano SO GASO.

 

Waxaana Halkaasi kugu soo dhawayn Doona Maamul , Ibraahim Cabdilaahi Xuseen (Sandheere) oo ah Khabiir Aqoon Durugsan U leh dhanka Socdaalka iyo Soo saarista Dal ku Galka Ama Waxaa Loo yaqaano (VASA)

Waana Xafiis Aalaaba Soo Saara Visayaasha dhanka Caafimaadka    ( HEALTH VISA)   iyo Waliba kuwa Waxbarashada (Schoollership visa)

Gaar ahaanna Wadamada RUUSHKA IYO BELARUS

WIXII INTA DHEER IYO SHURUUDAHA LOOGA BAAHAN YAHAY MUWAADINKA U BAAHN ADEEGAN  FADLAN LA XIDHIIDH

MAAMULE IBRAAHIM SANDHEERE .

 

063-4424224

063-4352728

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker